Baardheere:Hay,adaha SADO iyo ACTED oo Dad ka badan ilaa kun qoys u qeybiyey Gargaar Xaga Hoyga iyo Nadaafada(Dhageyso+Sawirro)

Ilaa kun shan Boqol oo qoys oo ka mid ahaa Qoysaskii ugu darnaa ee waxyeelada ay ka soo gaartey Fatahaadii uu sameeyey webiga Jubba bishii abriil ee la soo dhaafey ayaa ka faa,ideystey gargaar xaga hoyga iyo nadaafada oo maal mahii ugu dambeeyey loogu qeybinayey gudaha magaalada,Qaar ka mid ah Tuulloyinka iyo Xeryaha ay ku … Continue reading Baardheere:Hay,adaha SADO iyo ACTED oo Dad ka badan ilaa kun qoys u qeybiyey Gargaar Xaga Hoyga iyo Nadaafada(Dhageyso+Sawirro)